Samuu'eel Kowaad 10:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo mid halkaas joogay ayaa isna yidhi, Oo aabbahoodna waa kuma? Sidaas daraaddeed taasu waxay noqotay maahmaah; Saa'uulna ma nebiyaduu ka mid yahay?

Samuu'eel Kowaad 10

Samuu'eel Kowaad 10:4-15