Sabuurradii 9:18-19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

18. Waayo, kan baahan mar walba lama illoobi doono, Oo masaakiinta waxfilashadooduna weligeed ma baabba'sanaan doonto.

19. Rabbiyow, sara joogso, oo dadku yaanay adkaan. Quruumaha hortaada ha lagu xukumo.

Sabuurradii 9