Sabuurradii 89:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiyow, samooyinku waxay ammaani doonaan yaababkaaga, Oo weliba aaminnimadaadana waxaa laga dhex sheegi doonaa shirka kuwa quduuska ah.

Sabuurradii 89

Sabuurradii 89:1-8