Sabuurradii 85:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Rabbiyow, dalkaagii waad u roonaatay, Oo waxaad soo celisay maxaabiistii reer Yacquub.

2. Xumaantii dadkaagana waad cafiday, Oo dembigoodii oo dhanna waad qarisay. (Selaah)

Sabuurradii 85