Sabuurradii 83:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxay isku yidhaahdeen, Kaalaya, aan baabbi'innee, yaanay mar dambe quruun ahaanine. Si aan magaca Israa'iil dib loogu soo xusuusan.

Sabuurradii 83

Sabuurradii 83:1-9