Sabuurradii 83:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, shib ha odhan, Oo ha aamusin, afkana ha haysan, Ilaahow.

2. Waayo, bal eeg, cadaawayaashaadu way buuqaan, Oo kuwii ku nebcaana madaxay kor u qaadeen.

Sabuurradii 83