Sabuurradii 78:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo aanay sidii awowayaashood oo kale noqon Farcan madax adag oo caasi badan, Kaasoo ah farcan aan qalbigoodu qummanayn, Oo naftooduna aanay xagga Ilaah aamin ku ahayn.

Sabuurradii 78

Sabuurradii 78:1-11