Sabuurradii 78:57 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse dib bay u noqdeen, oo sidii awowayaashood ayay si aan daacad ahayn ula dhaqmeen, Oo iyagu waxay u leexdeen sidii qaanso khiyaano badan.

Sabuurradii 78

Sabuurradii 78:51-67