Sabuurradii 78:55 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba hortoodana wuxuu ka eryay quruumaha, Oo dhaxal ahaan buu ugu qaybiyey. Oo qabiilooyinkii reer binu Israa'iilna wuxuu dejiyey teendhooyinkoodii.

Sabuurradii 78

Sabuurradii 78:54-60