Sabuurradii 78:38 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse isagoo raxmad miidhan ah ayuu xumaantoodii cafiyey, oo mana uu baabbi'in iyagii, Haah, oo marar badan ayuu cadhadiisii ka leexiyey, Oo cadhadiisii oo dhanna ma uu wada kicin.

Sabuurradii 78

Sabuurradii 78:37-40