Sabuurradii 78:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii cadhada Ilaah ay iyaga ku dhacday, Oo ay dishay kuwii iyaga ugu buurbuurnaa, Oo ay laysay raggii dhallinyarada ahaa oo reer binu Israa'iil.

Sabuurradii 78

Sabuurradii 78:29-33