Sabuurradii 78:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Dadkaygiiyow, sharcigayga dhegaysta, Oo dhegahana u dhiga erayada afkayga.

2. Afkayga waxaan ku furi doonaa masaal, Oo waxaan ku dhawaaqi doonaa xujooyin hore,

Sabuurradii 78