Sabuurradii 75:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Ilaahow, adaan kuu mahadnaqnaa, Waannu kuu mahadnaqnaa, waayo, magacaagu waa noo dhow yahay, Dadku waxay ka sheekeeyaan shuqulladaada yaabka badan.

2. Wakhtiga aan qawimay, Ayaan si qumman wax u xukumi doonaa.

Sabuurradii 75