Sabuurradii 71:8-10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. Maalin kasta waxaa afkayga ka buuxi doona Ammaantaada iyo sharaftaada.

9. Ha i tuurin markaan gaboobo, Oo ha i dayrin markaan itaal darnaado.

10. Waayo, cadaawayaashaydu waxay ka hadlaan wax igu saabsan, Oo kuwa naftayda inay iga qaadaan doonayaana way wada arrinsadaan,

Sabuurradii 71