Sabuurradii 69:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan ku daalay qayladaydii, oo hungurigaygu waa qallalay, Oo intii aan Ilaahay sugayo ayay indhahaygu dem yidhaahdaan.

Sabuurradii 69

Sabuurradii 69:1-10