Sabuurradii 66:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isagu weligiisba wuxuu ku taliyaa xooggiisa, Oo indhihiisuna waxay fiiriyaan quruumaha, Haddaba caasiyiintu yaanay kor isu qaadin. (Selaah)

Sabuurradii 66

Sabuurradii 66:1-13