Sabuurradii 65:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhulka waad soo booqataa, oo waad biyaysaa, Oo aad baad u barwaaqaysaa, Webiga Ilaahna biyaa ka buuxa, Waxaad iyaga siisaa hadhuudh, markii aad dhulka sidaas u diyaarisay.

Sabuurradii 65

Sabuurradii 65:2-13