Sabuurradii 65:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaaha badbaadadayadow, Waxyaalo cabsi badan ayaad xaqnimo noogu jawaabi doontaa, Waxaad tahay kalsoonida kuwa dunida darfaheeda oo dhan, Iyo kuwa badda fogba,

Sabuurradii 65

Sabuurradii 65:1-8