Sabuurradii 60:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah wuxuu ku hadlay quduusnimadiisa oo yidhi, Anigu waan farxi doonaa, Shekem waan kala qaybin doonaa, oo waxaan qiyaasi doonaa dooxada Sukod.

Sabuurradii 60

Sabuurradii 60:1-9