Sabuurradii 57:10-11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA) Waayo, naxariistaadu waa weyn tahay oo waxay gaadhaa samooyinka, Oo runtaaduna waxay gaadhaa daruuraha.