Sabuurradii 56:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Way isa soo wada urursadaan, oo way dhuuntaan, Oo waxay fiirsadaan tallaabooyinkayga, Markay gaadayaan naftayda.

Sabuurradii 56

Sabuurradii 56:1-10