Sabuurradii 56:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah caawimaaddiisa ayaan eraygiisa ku ammaani doonaa, Waayo, Ilaah baan isku halleeyey, oo innaba baqi maayo, Haddaba bal binu-aadmigu muxuu igu samayn karaa?

Sabuurradii 56

Sabuurradii 56:1-5