Sabuurradii 55:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse, Ilaahow, iyaga waxaad ku dhaadhicin doontaa yamayska halligaadda, Dhiigyocabyada iyo dadka khaa'innada ahu cimrigooda nus ma kadban doonaan, Laakiinse anigu waan isku kaa hallayn doonaa.

Sabuurradii 55

Sabuurradii 55:15-23