Sabuurradii 55:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Afkiisu wuxuu u nuglaa sidii subag oo kale, Laakiinse qalbigiisu wuxuu ahaa dagaal, Erayadiisu saliid way ka jilicsanaayeen, Laakiinse waxay ahaayeen seefo galkii laga siibay.

Sabuurradii 55

Sabuurradii 55:14-23