Sabuurradii 55:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, kii i caayay cadaawe ma ahayn, Maxaa yeelay, waan u adkaysan kari lahaa, Mana ahayn kii i necbaa oo iska kay weyneeyey, Maxaa yeelay, waan ka dhuuman lahaa isaga,

Sabuurradii 55

Sabuurradii 55:6-15