Sabuurradii 45:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dharkaaga oo dhan waxaa ka soo carfa malmal, iyo cuud, iyo qasica. Oo qasriyo fool maroodi ah ayaa kaaga farxiyey alaab muusiko xadhko leh.

Sabuurradii 45

Sabuurradii 45:1-17