Sabuurradii 45:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Adigu waad ka sii quruxsan tahay binu-aadmiga, Oo bushimahaaga waxaa ka buuxda nimco, Sidaas daraaddeed ayaa Ilaah kuu barakeeyey weligaaba.

Sabuurradii 45

Sabuurradii 45:1-5