Sabuurradii 41:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuu dhawri doonaa, wuuna sii noolayn doonaa, oo isaguna dhulkuu ku barakaysnaan doonaa. Rabbow, isaga ha u gacangelin sida cadaawayaashiisu rabaan.

Sabuurradii 41

Sabuurradii 41:1-6