Sabuurradii 40:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo afkaygiina wuxuu geliyey gabay cusub, kaas oo ah ammaanta Ilaaheenna. Kuwo badan baa arki doona, wayna cabsan doonaan, Rabbigayna isku hallayn doonaan.

Sabuurradii 40

Sabuurradii 40:2-10