Sabuurradii 40:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwa adiga ku doondoona oo dhammu ha reyreeyeen oo ha kugu farxeen, Oo kuwa badbaadintaada jecelu had iyo goorba ha yidhaahdeen, Rabbiga ha la weyneeyo!

Sabuurradii 40

Sabuurradii 40:11-17