Sabuurradii 40:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xaqnimadaada qalbigayga kuma aan qarin, Aaminnimadaada iyo badbaadintaadana waan sheegay, Oo raxmaddaada iyo runtaadana kama aan qarin shirka weyn.

Sabuurradii 40

Sabuurradii 40:8-17