Sabuurradii 31:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse anigu waxaan degdeg ku idhi, Indhahaaga hortooda waan ka go'ay, Habase yeeshee, codkii baryootankayga waad maqashay markii aan kuu qayshaday.

Sabuurradii 31

Sabuurradii 31:15-24