Sabuurradii 31:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dhegtaada ii soo dhig, oo dhaqso ii samatabbixi, Dhagax weyn oo xoog leh ii ahow, iyo guri laysku daafaco si aad ii badbaadisid.

Sabuurradii 31

Sabuurradii 31:1-7