Sabuurradii 31:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, noloshaydu waxay ku dhammaatay caloolxumo, cimrigayguna taahid, Oo dembigayga daraaddiis ayaa xooggaygii ii gabay, lafahaygiina way wada kharribmeen.

Sabuurradii 31

Sabuurradii 31:4-14