Sabuurradii 29:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga codkiisu wuxuu dhaliyaa deerooyinka, Oo kayntana caleemaha wuu ka daadiyaa, Oo wax kasta oo macbudkiisa ku jiraana waxay yidhaahdaan, Ammaan.

Sabuurradii 29

Sabuurradii 29:2-11