Sabuurradii 28:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu waa xooggayga iyo gaashaankayga, Qalbigaygu isaguu isku halleeyey, oo waa lay caawiyey, Sidaas daraaddeed qalbigaygu aad iyo aad buu u reyreeyey, Oo gabaygaygaan isaga ku ammaani doonaa.

Sabuurradii 28

Sabuurradii 28:1-9