Sabuurradii 26:11-12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

11. Laakiinse anigu waxaan ku socon doonaa daacadnimadayda, Haddaba i madaxfuro, oo ii naxariiso.

12. Cagtaydu waxay ku taagan tahay meel siman, Oo Rabbigaan ku ammaani doonaa shirarka dhexdooda.

Sabuurradii 26