Sabuurradii 22:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dunida darafyadeeda oo dhammu waxay soo xusuusan doonaan oo u soo jeesan doonaan Rabbiga. Oo qolooyinka quruumaha oo dhammu waxay ku sujuudi doonaan hortaada.

Sabuurradii 22

Sabuurradii 22:21-31