Sabuurradii 22:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaan u shubmay sidii biyo oo kale, Oo lafahaygii oo dhammuna xubnihii way ka kala bexeen, Oo qalbigaygii wuxuu noqday sidii shamac oo kale, Oo wuxuu ku dhex dhalaalay xiidmahayga.

Sabuurradii 22

Sabuurradii 22:13-21