Sabuurradii 142:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Anigu codkaygaan Rabbiga ugu qayshadaa, Oo codkaygaan Rabbiga ku baryaa.

2. Oo hortiisaan ku cawdaa, Oo dhibaatadaydana hortiisaan ku muujiyaa.

Sabuurradii 142