Sabuurradii 141:8-10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

8. Waayo, Ilaahow Sayidow, indhahaygu xaggaagay ku soo jeedaan, Oo adigaan isku kaa halleeyaa, haddaba naftayda ha dayrin.

9. Iga dhawr dabinka ay ii dhigeen, Iyo siriqda ay xumaanfalayaashu qooleen.

10. Kuwa sharka lahu ha ku dhex dheceen shabagyadooda Markaan anigu ka baxsado.

Sabuurradii 141