Sabuurradii 136:6-9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

6. Kan dhulka biyaha korkooda ku goglay, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

7. Kan sameeyey iftiimmo waaweyn, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

8. Qorraxdu inay maalinta xukunto, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

9. Dayaxa iyo xiddiguhuna inay habeenka xukumaan, Waayo, naxariistiisu weligeedba way sii waartaa.

Sabuurradii 136