Sabuurradii 134:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Bal eega, Rabbiga ammaana, Rabbiga addoommadiisa oo dhammow, Kuwiinna goor habeennimo ah guriga Rabbiga dhex taaganow.

2. Gacmaha u taaga macbudka xaggiisa, Oo Rabbiga ammaana.

Sabuurradii 134