Sabuurradii 129:1-4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Reer binu Israa'iil hadda ha yidhaahdeen,

2. Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Laakiinse igama ay adkaan.

3. Kuwa beerta jeexa ayaa dhabarkayga jeexay, Oo jeexjeexoodiina way dheereeyeen.

4. Rabbigu waa xaq, Oo isagu wuxuu kala gooyay xadhkihii kuwa sharka leh.

Sabuurradii 129