Sabuurradii 129:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Reer binu Israa'iil hadda ha yidhaahdeen,

2. Tan iyo yaraantaydii marar badan bay i dhibeen, Laakiinse igama ay adkaan.

Sabuurradii 129