Sabuurradii 124:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Haddaan Rabbigu inala jirin Hadda reer binu Israa'iil ha yidhaahdeen,

2. Haddaan Rabbigu inala jirin, Markii dadku inagu kacay,

3. Kolkaasay innagoo noolnool ina wada liqliqi lahaayeen, Markay aad inoogu cadhoodeen,

Sabuurradii 124