Sabuurradii 122:1-3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Waan farxay markay igu yidhaahdeen, Ina keena, aan guriga Rabbiga tagnee.

2. Yeruusaalemay, cagahayagu Waxay taagan yihiin irdahaaga gudahooda,

3. Yeruusaalem waxaa loo dhisay Sida magaalo isku wada dheggan,

Sabuurradii 122