Sabuurradii 120:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Anigoo cidhiidhi ku jira ayaan Rabbiga u qayshaday, Oo isna wuu ii jawaabay.

2. Rabbiyow, naftayda ka samatabbixi bushimo been sheega, Iyo carrab khiyaano badan.

Sabuurradii 120