Sabuurradii 119:27-31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

27. Jidka amarradaada i garansii, Oo sidaasaan aad ugu fiirsan doonaa shuqulladaada yaabka badan.

28. Naftaydu waxay la dhacdaa murug, Haddaba ii xoogee si eraygaaga waafaqsan.

29. Jidka beenta iga fogee, Oo si raxmad leh sharcigaaga ii sii.

30. Waxaan doortay jidka aaminnimadaada, Oo waxaan hortayda dhigay xukummadaadii.

31. Markhaatifurkaaga waan xajiyaa, Rabbiyow, ha i ceebayn.

Sabuurradii 119