Sabuurradii 119:127-130 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

127. Haddaba amarradaada waan ka sii jeclahay Dahab, haah, xataa dahab saafi ah.

128. Sidaas daraaddeed amarradaada oo dhammu waxay ila yihiin wax hagaagsan, Oo waan necbahay jid kasta oo been ah.

129. Markhaatifurkaagu waa yaab badan yahay, Oo sidaas daraaddeed ayay naftaydu u xajisaa.

130. Erayadaada furniinkoodu wax buu iftiimiyaa, Oo wuxuu waxgarasho siiyaa kuwa garaadka daran.

Sabuurradii 119